Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay wafdi ay hogaaminayso safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Tiina Intelmann.
Madaxweynaha iyo safiirka ayaa waxa ay kawada hadleen arrimo badan oo ay ka mid yihiin ladagaalanka argagixisada, mashaariicda hormarineed, abaaraha iyo xaaladda guud ee dalka.
Ad