Home Wararka Maanta War Deg Deg Ah: Maamulka Galmudug oo Mudo Kordhin Loosameeyey

War Deg Deg Ah: Maamulka Galmudug oo Mudo Kordhin Loosameeyey

0

Baarlaamaanka Galmudug oo Maantay lahaa Kulan ayaa Isku Raacay in lagu Daro Hayadaha GalmudugĀ  daray hal Sano.

Mudo xileedka galmudug laga bilaabo maanta waa 5 sano sida ay ansixiyeen baarlamaanka Galmudug.

56 Xildhibaan ayana ogolaatay mudo kordhin 1 sano ah Mana Jirin Cid Diiday.

Sidaan oo kale Jubaland iyo Koonfurgalbeed ayaa Mudo Kordhin Usamaysatay Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaana Wali Ka Hadlin Mudu Kordhintaa

Ad