Home Wararka Maanta Kongo oo xaqeejisay in Farmaajo uu dalbaday in la dhaxdhaxaadiyo Dowladda iyo...

Kongo oo xaqeejisay in Farmaajo uu dalbaday in la dhaxdhaxaadiyo Dowladda iyo Saamilayda (Akhriso)

0

Iyada oo Madaxtooyada Koongo ay xaqiijisay in Madaxweyne Farmaajo oo ka codsay in la dhax dhaxaadiyo dowladda iyo saamilayda siyaasadda, ayaa iyna war lagu qoray Twitterka Wasaaradd Arimaha dibadda lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo ku dhawaaqay in uu diyaar u yahay doorasho ku dhacda waqtigeeda loona dhanyahay.

Warka, ayaa lagu sheegay in lagu soo dhaweynaayo doorka fududayn ee Midowga Afrika.

Farmaajo iyo Uhuru Kenyata ayaa Lagu waday in ay wada Kulmaan Balse ma noqon inuu qabsoomo Kulanka.

Ad
Previous articleWasiirka Howlaha Guud ee Galmudug oo la Kulmay Safiirka Shiiranaha (Sawiro)
Next articleFaah Faahin Ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdish

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here