C/qaadir Sheekh Maxamed oo loo yaqaanay (AK) oo 3-Maalin kahor Muqdisho ku laabtay, muddo 27-Sano ahna ku noolaa Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika, ayaa kamid noqday Dadkii ku nafwaayey Hotel Xayaat ee Muqdisho.
Marxuumka, waxa lagu sifeeyey inu uu ahaa Shaqsi Afgaaban oo Akhlaad leh oo Ahlu Salaad ah, wuxuuna waayihii dambe ahaa Hogaanka iyo Nabadoonka Uber Somalian Team.
Allah ha u naxariisto Dhamaan walaalaha ku nafwaayay weeraradii xalay ka dhacay magalada Mogadishu
Ad