WAR CUSUB OO DEG DEG AH
Xubin katirsanaa Alshababkii weeraray hoteelka Xayaat ee Muqdisho ayaa goordhaw isku soo dhiibay ciidamada dowladda ,sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil amniga qaabilsan.
Weli waxaa socda howlgalka ay ciidamada dowladda ku doonayaan in ay kusoo af-jaraan weerarka hoteelka Xayaat ee Muqdisho.
Rasaas teel-teel ah ayaa weli laga maqlayaa gudaha hoteelka.Laamaha amnig ayaa sheegay saacad kadib in ay soo af-jari doonaan weerarkan oo xalay soo bilowday.
Ad