Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Caawa kulan la qaatay qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed.
Kulanka ayaa waxaa kasoo muuqday qaar kamid ah Culimada Ahlusunna Waljameeca oo ugu horreeyo Sheekh Cabdulqaadir Soomow, Sheekh Maxamed Kulmiye iyo mashaa’iq kale.
Kulanka ayaa ku koobnaa oo kaliya is barasho iyo sidii Culimada ula shaqeyn lahaayeen Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda.
Ad