Home Wararka Caalamka Waa Kuma Shaqsiga Hogaaminaya Doorashada Kenya

Waa Kuma Shaqsiga Hogaaminaya Doorashada Kenya

0

Dalka Kenya Maanta waxaa ka bilaabatay Doorashada codbixinta oo dadku ay Codkooda dhiibanayaan waxaana Maanta dhiibtay Kumanaan ruux

Dhowr Musharax ayaa isku Haysta Hogaanka Guud ee dalka kenya

Raila odinga ayaa la wareegay hoggaaminta codadka, tiro fiican ayuu ka helay codadkii hadda soo dhacay

Raila Odinga – 50.70%
William Ruto – 48.69%

Sidaan ayay noqdeen Natiijooyinka hordhaca ah ee Doorashada kenya

Ad