Home Wararka Maanta Wasiir ka Tirsan Jubbaland oo ku geeriyooday Jarmalka

Wasiir ka Tirsan Jubbaland oo ku geeriyooday Jarmalka

0

Allaha u naxariistee waxaa dalka Jarmalka ku geeriyooday wasiirkii arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Jubaland Janaraal Maxamed Warsame Darwiish.

Darwiish waxa uu horay usoo noqday taliyahii nabad sugidda dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa madaxweynahii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Waxa uu ahaa siyaasi caan ah oo aad looga yaqaannay dalka, waxaana la xaqeejiyay geeridiisa waxuuna ku dhintay jarmalka

Ad