Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre iyo Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif sheikh Axmed ayaa hada waxaa u socda Kulan gaar ah waxaana kulanku uu ka socdaa Xafiiska Ra’isul Waare Barre
Kulanka ka dib ayaa Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxweynihii Hore waxay Kulan la qaadan doonaan una tegi doonaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud
caaw waxaa la filayaa in Lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada Soomaaliya
Ad