Home Wararka Somaliya Shirkii Dowladda dhaxe iyo Dowlad Gobaleedyada oo dib udhacay

Shirkii Dowladda dhaxe iyo Dowlad Gobaleedyada oo dib udhacay

0

Shirkii hordhac ahaa ee u dhaxeeyay madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya , Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta dib u dhacay, waxaana la go’aamiyay in berri oo Arbaco ah la isugu yimaado, marka uu dib ugu soo laabto Muqdisho.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo shalay safar gaaban oo degdeg ah ku tagay Dhuusamareeb.

Maalinta Birita ah ayaa Muqdisho waxaa ka dhacayaa shirka Madaxda Dowladda, Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir, waxuuna Maanta u xayiranyahay Madaxweynaha Galmudug oo dhuusamareeb shalay gaaray

 

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo Xirtay Galdacwadeedkii C/rashiid Janan (Akhriso)
Next articleShaqaalaha iyo Dhaqaatiirta isbitaalka Kaysaney ee Muqdisho oo Tuugo ka cabanaya