Home Wararka Maanta Raysulwasaare Xamse Cabdi Barre oo Booqashadiisi ugu Horaysay ugu Tagay Gudoomiyaha……(Sawiro)

Raysulwasaare Xamse Cabdi Barre oo Booqashadiisi ugu Horaysay ugu Tagay Gudoomiyaha……(Sawiro)

0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, oo guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo isbarasho.

Ad