Home Wararka Maanta Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo loo Magacaabay Gudoomiye Degmo

Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo loo Magacaabay Gudoomiye Degmo

0

Gudoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa Xildhibaan Cabdishakuur Abuukar Macalin (Rooble) oo ka tirsanaa Baarlamaanka Galmudug u Magacaaabay Guddoomiyaha degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Xilkan guddoomiyaha degmada Dayniile ayaa waxaa baneeyey Maxamed Abuukar Jacfar oo ka mid noqday xildhibaanada golaha Shacabka.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Ad