Home Wararka Maanta War Deg Deg Ah: Qarax Culus oo lala eegtay Farxaan Qaroole iyo...

War Deg Deg Ah: Qarax Culus oo lala eegtay Farxaan Qaroole iyo Faahfaahn kasoo Baxaysa

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax culus oo goordhow ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Si rasmi ah looma xaqiiji karo khasaaraha qaraxaas, maadaama ay tahay xiili habeen ah, waxaana degaanka Ceelasha Biyaha ilaa wadada dheer ee Muqdisho ka taagan cabsi iyo jaha wareer xoog leh.

Ad