Home Wararka Maanta Axmed Karaash oo fagaare kula ciiday shacabka Magaalada Boosaaso(Sawiro)

Axmed Karaash oo fagaare kula ciiday shacabka Magaalada Boosaaso(Sawiro)

0

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed karaash ayaa Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo dadweyne kale kula ciiday fagaare ku yaalla magaalada Boosaaso.

Axmed Karaash ayaa Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada reer Puntland faray inay  is garabsadaan oo ay si wadajir ah uga shaqeeyaan midnimada, wadajirka iyo sugida amaanka.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Ad