Home Wararka Maanta Halkaan Ka akhriso Codka laga Duubay Madera oo ku Turjuman Af-Soomaali

Halkaan Ka akhriso Codka laga Duubay Madera oo ku Turjuman Af-Soomaali

0

Facebook COD lagu sheegay inlaga Duubay madaxa Midowga Africa Madeira ayaa kusoo Turjumnay halkaan Codkaan oo Aha Luuqada English ayaana ubadalay Soomaali waana Codka Sababta U Noqday in Madera Lasoo Saaro Warqad xalay kasoo Baxday Xafiiska Rooble Taas oo Dalka looga Cayrinaayo Madera

Wuxuuna Ku Bilabaaya Sidaaan:

 

1:Ma malaysan kartid foolxumadaan, waliba inay ka dhacdo Somalia”

:Madaxwyne hore, midu yahay mucaarad xoog badan” waxaad ku oranaysaa u sheeg arintaan Taliyaha Ciidan ka Xooga Dalka, waxuuna ku oranayaa maya” Hadii aad magaciisa(waa taliyahee) aad ku soo hadal qaado R. Wasaaruha wuuba istaagayaa. Waxaana ka muuqda nacayb uu u qabo waloow ay isku beel ka soo wada jeedaan (Ra’isalwasaaraha iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga)

 

3: Waanu ognahay, waanuna ogayn muda dheer necaybka uu qabo laakiin hada waa xargo goosanayaa” (yacni naceybka Ra’isalwasaaruhu u qabo Taliyaha)

 

4:“Waana dhab waxa ka dhacay Baladwayne qarax kale oo cidina aysan ka dhawaaqin, maxaa yeelay qof muhiim ah kuma dhiman qaraxaas, laakiin kani (Qaxa danbe) waxaa ku dhintay xildhibaanad. Kadib waxay (Mucaaradku) ka dhex arkeen fursad ay Farmajo dusha uga saaraan qaraxaa, maxaa yeelay waxay dareemeen in Farmaajo fursad uu ku guulaysan karo uu haysto.

5: Waxay u baahan yihiin in ay dhaqan kaan joojiyaan. Ma aha inay geerida marwadaan ee deegaan ka ay ka soo jeedo ayay u arkaan inay ku kicin karaan si Farmaajo eeda loo saaro, xukun kana looga tuurto”

 

6: “Maxay tahay sababta Deni uu Madobe ugu taageerayo arinta Garbohaarey?, waxay ku heshiiyeen in la joojiyo kuraastaas, laakiin waxay hada yaqiinsadeen…”

 

7:“Laakiin wadadu waa cadahay, dagaal ayayna doorbideen, maxaa yeelay waxaa u muuqatay dib u doorashada Afhayeenka baarlamaan ka iyo ku xigeenkiisa “

Ad
Previous articleCod sir ah oo laga Duubay sababna u noqday in Dalka laga Cayriyo Faransisco Madera
Next articleGaari La sheegay inuu Qaraxyo Ku Raranyihiin oo Gudaha Ugalay Madaxtooya iyo Shaki Xoogan oo ka Taagan Madaxtooyada