Home Wararka Maanta P.M Rooble oo Caawa Gudiga Doorashooyinka FEIT ka saaray Gudimiyhii Hore...

P.M Rooble oo Caawa Gudiga Doorashooyinka FEIT ka saaray Gudimiyhii Hore Gudiga iyo Xubno kale

0

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xubbinimadii Guddiga doorashada FEIT ka qaaday Maxamed Xasan Cirro oo lagu bedeay Irshaad Maxamuud Sheekh Dahir iyo C/raxoom C/casiis Xiirane oo lagu bedelay Xasan Cali Yuusuf.

Tallaabadan ayaa ka dambeysay markii Xubnahan ay maanta fowdo ka sameeyeen xarunta Guddiga doorashada ee ka socotay Shahaado bixinta.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha aya digniin kama dambeys u jeediyay Xubnahan ka tirsan Guddiga FEIT

1. Yuusuf Cabdikheyr Cabdinuur
2. Cabdinaasir Maxamed Guuleed
3. Cabdijabbaar Cabdullaahi Faarax
4. Axmed Aadan Dagaal
5. Sacdiyo Xasan Xuseen

Ad
Previous articleDoorashadii Baladweyne oo Lasoo Gabgabeeyey(Sawiro)
Next articleHay’adda NISA oo shaacisay inuu jiro Shirqool lagu dilayo Rooble iyo Farmaajo