Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Ammaanka iyo maleeshiyaad ka careysan in Shaqsi gaar ah loo xiro kursiga Hop#010 ayaa ka socda Afaafka hore ee Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ee Beledweyne
Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac, waxaana maleeshiyaadka ay ku heyb yihiin Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Jindi oo kursigaan ku fadhiya.
Xiisadaan ayaa maalmahaannka Taagnayd Magaalada Baladweyne Taas oo u Dhaxeysey Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeele yusuf Dabageed iyo Musharixin is Aruursaday oo Raba inaan la Xirin Kuraasta Taala Magaalada Baladweyne
Ad