Ilo Muhiim ah ayaa xaqeejinaya in uu Socdo dadaalo xooggan oo ay wadaan Safiirka Dowladda Maraykanka ujooga Soomaaliya Ambasador Donal Yamamamoto iyo wakiilka QM Soomaaliya James Swon, kaasi oo lagu doonayo in la isku keeno dhinacyada isku diidan shirka, Maadaama aysan Joogin Shirka Axmed Madoobe iyo dani.
Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa federaalka , ayaa kuwada sugan xeendhaabka garoonka Aadan Cadde,balse laguma guuleysan in la isku keeno oo ay kawada Qeyb-galaan Shirka Maanta Lagu Madal sanaa.
Dowladda Mareykanka ayaa Shaacisay Shalay in Muqdisho aysan ka Safri karin Madaxda Maamul Gobaleedyada inta Xal waara Laga gaarayo
Ad