Home Wararka Maanta Safaarada Maraykanka oo markale hanjabaad usoo Dirtay Madaxda Soomaalida

Safaarada Maraykanka oo markale hanjabaad usoo Dirtay Madaxda Soomaalida

0

Safaaradda Mareykanka ayaa mar kale ugu baaqday Madaxda Soomaalida inay ka dhabeeyaan balanqaadkooda ahaa in doorashada Baarlamaanka lagu soo gabagabeeyo 25-ka bishan Febraayo.

“Dowladda Mareykanka waxay la xisaabtami doontaa ciddii carqaladeysa hannaanka doorashada”ayaa lagu yiri Qoraalka Twitterka ee Safaaradda Mareykank ee Muqdisho.

Ad
Previous articleEgada Fahad yaasiin Dooranaysa iyo ciidamadisa oo ka dagay Baladweyne
Next articleNinkii Ciraaqiga ahaa ee Dhawaan Gabar Soomaaliyeed ku Dilay Maleesiya oo Maxkamad lasoo Taagay