Home Wararka Maanta Askari Dilay Darawal Mooto Bajaaj oo Dil Toogasha Lagu Xukumay

Askari Dilay Darawal Mooto Bajaaj oo Dil Toogasha Lagu Xukumay

0

Maxkamadda Ciidamada ayaa Xukun Dil ah ku Riday Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo August 17-Keedii 2019 Dilay Marxuum Maxamed Cawil Jaamac oo ahaa Bajaajle.

Dilka Marxuumka kadib ayuu isaga Baxsaday goobaha Dowladda, waxaana September 2019 Maxkamadda Ciidamada ay U jartay Waaran Soo Qabasha ah.

December Sanadkii tegay ayuu u Gacan Galay Hay’adaha Amniga, wixii intaas ka dambeeyay waxa uu soo maray dhammaan Hab Raacyadii lagag gaaray Go’aanka.

Xasan oo ka tirsanaa Ciidamada Xoogga ayaa haysta Fursad uu Ku Dalban karo Rafcaan.

Ad
Previous articleGudoomiyaha Baarlamaanka Koonfurgalbeed oo Qaatay Shaahadada Musharax Golaha Shacabka
Next articleTaliyayashii Milateriga iyo Booliska ee Dalka Jabuuti oo Xabsi Guri lagay Dhigay ogoow Sababta