Xogo hoose oo Mudug24 Heshay kana Heshay ilo lagu kal soonaan Karo oo Kusugan Magaalada Dhuusamareeb, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed QoorQoor uu damacsan yahay in uu dib u dhigo.
Doorashada labada kursi ee kala ah #HOP147 iyo #HOP138 sababa la xariira in kuraastaas ay yihiin kuwa doorashadooda ay uga imaan karto caqabado fara badan.
Kuraastaan waa kuwa u sharraxan yihiin C/raxmaan C/shakuur iyo Mahad Salaad oo labadoodaba hadda ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.
Kuwaas oo Si weyna halkaas loogu soo dhaweeyay Qorahooduna aha inay i Tartamaaan kuraastan oo la Qorshaynaayay i Laqabto ugu Danbayn Maalinka Talaadada ee Fooda Nagu Soo Haysa.
Go’aankaan ayaa Kusoo aadaaya Xili Labadaan Kursi uu Cadaadis Xoogan kala Kulmaayo Fatmaajk iyo Fahad oo labaduba aad u diidab Cabdiraxman Cabdishakuur iyo Mahad Salaad oo labaduba aad uga Soo Horjeeday Fahad iyo Farmaajo.
.