Home Wararka Maanta Gudiga Doorashooyinka Heer Federal oo War Cusub Soo Saaray

Gudiga Doorashooyinka Heer Federal oo War Cusub Soo Saaray

0

Madaxa Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Marwo Faadumo Maxamed Cabdullahi ayaa ku adkeysay beelaha in beeshii leh saddex kursi ay mid ka dhigaan haween.

Marwo Faadumo waxay beelaha Garxajis ee Gobalada Waqooyi Soomaliland oo leh 10 kursi fareysaa xaqiijinta qoondada haweenka 30%.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

Ad
Previous articleCali Guudlaawe oo Ka Hadaly imaanshihiisa Baladweyne
Next articleRqysulwasaare Rooble oo Kulan Muhiim ah La Qaatay ergayga Gaarka ah ee Dowlada UK(Sawiro)