Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Gudigii Rooble u Magacaabay soo Celintii Ciidamadii Baladweyne Oo maantay Dib Ugu...

Gudigii Rooble u Magacaabay soo Celintii Ciidamadii Baladweyne Oo maantay Dib Ugu soo Labaanaya Muqdisho ayagoon Baladweyne Tagin

0

Wafdi wasiiro ah oo xukuumaddu dhawaan u xil-saartay in ay warbixin ka keenaan ciidankii dhawaan la geeyay Magaalada Beledweyn, ayaa lagu wadaa in ay maanta ku soo laabtaan Muqdisho xilli ay xalay seexdeen Magaalada Jowhar.

Wafdigan, ayaa ka koobnaa Seddax wasiir oo kala ah. wasiirka Arimaha gudaha Gen Muqtaar, Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo wasiirka ganacsiga Khaliif Omar.

Ilo ku dhow wafdiga ayaa sheegay in uu ku gacan sayray Madaxweyne Guudlaawe talooyin ay wadeen wasiirada xukuumadda ka tirsan.

Xukuumadda Rooble iyo madaxweyne Guudlaawe ayaa xilligan ku kala aragtu duwan xaaladda Beledweyn sida warar lagu kalsoonyahay ay ii sheegeen.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya iyo Dowlada Ruwanda oo Heshiis Wada Saxiixday(Sawiro)
Next articleDeg deg Madaafiic lagu Garaacay Garoonka Magaalada Baladweyne