Home Wararka Maanta Sarkaal aad ugu dhaw Madaxweyne Sheekh Shariif oo Caawa Lagu Qarxiyay Muqdisho.

Sarkaal aad ugu dhaw Madaxweyne Sheekh Shariif oo Caawa Lagu Qarxiyay Muqdisho.

0

Qarax Miiino ayaa caawa ka dhacay wadada Afisyooni ee Muqdisho waxaana la Qarxiyay sarkaal ka Tirsan Ciidamada Koofiya casta

Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho.

Waxaa Qaraxa lala beegsaday Sarkaal lagu magacaabo Cumar C/raxmaan oo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Somaliyeed.

Sarkaalka iyo Askartii la socotay waxaa soo gaaray dhaawac halka wararka qaar ay sheegayaan in hal qof oo shacab ah uu ku dhintay.

Sarkaalkaan Lagu Magacaabo Cumar C/raxmaan ayaa la sheegayaa inuu ahaa dadka sida gaarka ah ugu dhaw Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleGudoomiyaha Aqalka sare ee dalka iyo Safiirka ingiriiska oo Muqdisho ku kulmay
Next articleWar deg deg ah:- Dowlada Kenya oo ka baxday Dacwada Bada Somaliya