Home Wararka Maanta Madaxweyne dani oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweyne dani oo soo gaaray Muqdisho

0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka soo degey garoonka diyaaradaha Aden Cadde magaalada Muqdisho.

Saciid Deni Madaxweynaha Puntland ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha iyadoo soo dhoweyntiisu ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dowlada federalka iyo dadweyne faro badan.

Madaxweyne Deni ee Muqdisho ayaa lagu wadaa inuu ka qeybgalo shirka Madaxda dowladda iyo dowlad Goboleedyada ee dhowaan ka furmaya Muqdisho,waxaana hore u sii joogay caasimada Madaxweynaha Jubbaland.

Hase yeeshee waxaa weli ka maqan dalka Madaxweyneyaasha kale ee dowlad Goboleedyada Galmudug,iyo Koonfur Galbeed balse Madaxweynaha Hirshabelle ayaa hore u joogay caasimada dalka ee Muqdisho.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleGolaha Amaanka oo dalbaday in Somaliya ay ka dhacdo Doorasho Loo dhanyahay
Next articleGudoomiyaha Aqalka sare ee dalka iyo Safiirka ingiriiska oo Muqdisho ku kulmay