Home Wararka Maanta Madaxweyne QoorQoor oo la Kulmay ergayga Dowlada Norway uu Qaabilsan Arimaha Soomaaliya

Madaxweyne QoorQoor oo la Kulmay ergayga Dowlada Norway uu Qaabilsan Arimaha Soomaaliya

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Muqdisho kula kulmay Ergayga Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya Heidi Johansen.

Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay howlaha horumarinta Galmudug iyo Mashaariicda kale ee Dowladda Norway ay ka wado Galmudug iyo sidii loo ballaarin lahaa.

Ad