Home Wararka Maanta Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa Soo bandhigtay Adeega loo Qabto Muwadiniinta Ajaanibta...

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa Soo bandhigtay Adeega loo Qabto Muwadiniinta Ajaanibta ee Kasoo Daga Gooraanka Muqdisho

0

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa soo saartay wargelin ku saabsan adeegga bulshada ee loo qabto Muwaadiniinta iyo Ajaaniibta.

Hey’adda ayaa soo bandhigtay goobaha lagala soo xiriiri karo ee cabashada loogu soo gudbinayo sida haddii dadka loo adeegayo ay la kulmaan waxyaabo ka baxsan hannaanka hufan ee shaqada sida Eex, Musuq-maasuq iyo ku tagrifal awoodeed waxaa looga baahan yahay in ay ku soo wargeliyaan Xafiiska Cabashada ee Hay’adda iyo baraha xiriirka ee hoos ku xusan ama in sanduuqa cabashada ee yaalla xarumaha Hey’adda ay ku ridaan cabashadooda

 

Ad
Previous articleAlshabab oo weerar Dad badan lagu Dilay Ku Qaaday Dalka Kenya
Next articleMadaxii Waxbarashada Gurceel oo Shaqadii Loo fasaxay