Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug oo matabaan ka saaray Alshabaab

Ciidamada Galmudug oo matabaan ka saaray Alshabaab

0
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Ilaalada Madaxtooyada Galmudug ayaa dib u caabiyay weerar ay Argagixisada Al-shabaab ku soo qaadeen Dagmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan.
Ciidamada ayaa baacsanaya firxadka maleeshiyada Alshabaab kadib markii Aroornimadii hore maanta oo Isniin ah ay xeelad dagaal uga baxeen Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa magaalada.
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa jira, waxaana ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ay dileen ku dhawaad 12 kamid ah kooxdii soo weerartay Dagmada Matabaan, iyadoo qaar ka mid ah meydadka argagaxisada ay yaalaan meelihii lagu dagaalamey ee dhisaqa iyo Bacda
Ad
Previous articleBulshada cadaado oo loogu baaqay inay ilaaliyaan Hantida danta Guud {Sawiro}
Next articleHalkuu ku dambeeyay khilaafkii Soomaaliya iyo jabuuti ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here