Home Wararka Somaliya Galmudug Ra’isul wasaare Rooble oo Warbixin ka dhagaystay Guddiga dhismaha waddada isku xirta...

Ra’isul wasaare Rooble oo Warbixin ka dhagaystay Guddiga dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo {Sawiro}

0

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug kula kulmay wakiillo ka socday Guddiga dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa  warbixin ka dhageystay kuna dhiirrigeliyay howsha muhiimka ah ee ay hayaan Guddigaan waxayna u faah faahiyeen Howlaha dhismo ee Wadadaas halka ay marayaan.

Guddiga dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa ku howlanaa Maalmihii la soo dhaafay dhisamaha Wadadaan Muhiimka ah.

 

Ad
Previous articleFaah faahino ka soobaxaya Dil ka dhacay Muqdisho
Next articleDowladda Soomaaliya oo doonaysa in lagu soo Wareejiyo Maxaabiis ku xiran Suuriya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here