Maxkamadda Ciidamada ayaa Xukun Min 10-sano oo Xabsi Ciidan ah ku riday iyo bixinta alaabtii ay Qaateen oo U dhiganto $12945 Faarax Cabdullaahi Calasow “Faaraxey” iyo Maxamed Abshir Maxamed “Camey”.
Labada xukunsane oo midi Maqane yahay ayaa ka kala tirsanaa Asluubta & Boliiska.
Carwo kaah oo ku taal degmada Hodan ee Gobalka Banaadir gaar ahaan Soobe ayay ka soo muuqdeen CCTV iyaga oo dhac baahsan gaysanayo 29-kii June Sanadkan.
Boliska Somaliya ayaana gacanta ku soo dhigay Ragaan dukaankaasi dhacay, waxaana Maanta Maxkamadu ay ku riday Xukun 10 sana ah iyo Ganaax lacageed

Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad