Home Wararka Somaliya Galmudug Rag ka goostay Ahlusuna oo Dowladda isku dhiibay

Rag ka goostay Ahlusuna oo Dowladda isku dhiibay

0

Wararka ka imaanaya Deegaanka Ceeldheere ayaa sheegaya in dad ku dhow afar iyo toban rag ah oo ku hubeysan qoryaha fudud ay  ka soo goosteen xalay difaacyada Ahlusunna ee guriceel.

Ragaan ayaa saakay lagu soo dhaweeyay Saldhiga Ciidamada Dowlada ee Ceeldheere oo ay ku qaabileen saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ka dhanka ah Ahlusuna.

Ragan oo u badan xubno kooxda ka raacay deegaanka bohol ayaa u sheegay Saraakiisha soo dhaweysay in ay go’aankan u qaateen si aysan qayb uga noqon dagaal aan laheyn wax hadaf ah, iyagoo intaa raaciyay isisoo dhiibidan in ay ku qasabtay cabsi ay ka qaadeen kala shakiga ka dhex jira xeryohooda oo keenay in ay furimaha ukala dagaan hab beeleed.
Ahlusuna ayaana laheen awoodii Hore waxaana shalay ay isaga baxeen Gurceel ka dib markii Odayaash ay dalbadeen in aysan rabin dagaal dukeeye
Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddigii Soomaaliya ee Kiiska Baddeena
Next articleGudoomiyaha Dhuusamareeb oo xilkii la qaaday G/ K xigeenka Mareergur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here