Home Wararka Somaliya Rooble iyo Taliyaha Cusub ee NISA oo gaaray Xarunta sirdoonka Soomaaliya ee...

Rooble iyo Taliyaha Cusub ee NISA oo gaaray Xarunta sirdoonka Soomaaliya ee Habar qadiijo

0
Gaadiidka farabadan oo ay qeyb ka yihiin kuwa gaashaaman ayaa hadda ka baxay Madaxtooyada Soomaaliya kuwaas oo ku sii jeeda Xarunta Hay’adda NISA ee Habarqadiijo oo ku taala Degmada Shibis ee Gobalka Banaadir.
Dad u dhaw Xafiiska R/W Rooble ayaa sheegaya in Rooble iyo Taliyaha cusub ee NISA Bashiir Goobe ay aadeen Xarunta Hay’adda NISA.
khilaaf ayaa ka dhashay xil ka qaadistii lagu sameeyay Talihii NISA fahad yaasiin xaaji daahir oo dhawaan xilkii looga qaaday kiiska ikraan Tahliil faarax oo Hay’adda Nabad sugida Qaranka Lagu Tuhmayo inay Afduubteen.
Ad
Previous articleMusharaxiinta oo wax kama jiraan ku tilmaamay Warqadii Farmaajo soo saaray
Next articleDeg Deg Ciidamo ka amar qaata Fahad yaasiin oo xirtay Wadooyinka gala Xarunta NISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here