Home Wararka Maanta Munaasabad Lagu Taageerayay Xildhibaano ka tirsan Dowladda oo Lagu qabtay Cadaado (Sawiro)

Munaasabad Lagu Taageerayay Xildhibaano ka tirsan Dowladda oo Lagu qabtay Cadaado (Sawiro)

0

Xaflad ay soo qaban qaabiyeen dhallinyarada dagmada Cadaado laguna soo dhaweenyay guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka sare Abshir Bukuhaari iyo Xildhibaan/Wasiir Saabiir Nuur Shuuriye oo caawa ka dhacday magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Xafladaan oo isugu jirtay mahadcelin iyo dhiiragalin waxaa kasoo qeyb galay maamulka dagmada Cadaado dhallinyaro iyo odeyaasha dhaqanka Cadaado.

Gabagabadii Xaflada waxaa shahaado sharaf lagu guddoonsiiyay labada mudane ee Xafladda loo qabtay caawa ee kala ah Abshir Bukhaari iyo xildhibaan Saabir Shuuriye.

Ad
Previous articleDegmada Kaaraan oo gudoomiye Cusub Loo magacaabay
Next articleAlshabaab oo war ka soo saaray dagaal shalay ka dhacay gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here