Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya oo shaqaalaheeda Fasax galisay

Dowladda Soomaaliya oo shaqaalaheeda Fasax galisay

0

Wasaaradda Shaqada ee dowladda Soomaaliya ayaa qoraal kasoo baxay waxaa lagu sheegay in dhammaan Shaqaalaha Dawladda iyo kuwa gaarka ah Saddex maalmood oo fasax ah la siiyay taasoo ka bilaabanaysa maalinta koowaad ee Ciidul Adhxa ee Talaadada ku beegan.

Maalinta Berito ah ayaa dadka muslimiinta ah ee ku nool dunida waxaa ay u dabaal degi doonaan Munaasabada Ciidul Adhxaa.

Ad
Previous articleKurt Westergaard oo u gafay Nabi Muxamed NNKH oo geeriyooday
Next articleWasaaradda Amniga Galmudug oo War ka soo saartay Howlgallo iyo Dagaalo ka dhacayay Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here