Wasaaradda Shaqada ee dowladda Soomaaliya ayaa qoraal kasoo baxay waxaa lagu sheegay in dhammaan Shaqaalaha Dawladda iyo kuwa gaarka ah Saddex maalmood oo fasax ah la siiyay taasoo ka bilaabanaysa maalinta koowaad ee Ciidul Adhxa ee Talaadada ku beegan.
Maalinta Berito ah ayaa dadka muslimiinta ah ee ku nool dunida waxaa ay u dabaal degi doonaan Munaasabada Ciidul Adhxaa.
Ad