Gudiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray Shuruudaha looga baahan yahay Xubnaha ka mid noqonaya Gudiga doorashada Senatarada ka soo baxaya degaanada Galmudug.
Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mr Maxamed Nuur Gacal oo ay wehlinayaan labadiisa ku xigeen.
Halkaan ka akhriso

Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad