Maamul-goboleedka Puntland ayaa joojiyey amar soo qabasho ah oo todobaadkii hore la dul dhigay siyaasiyiin ay is qabteen madaxweyne Deni.
Amarka soo qabashada ayaa yimid ka dib markii la isku khilaafay sida ay doorashadu u dhacayso, gaar ahaan arrinta la xiriirta doorashada madaxweynaha ee la filayo inay dhacdo bisha Janaayo ee sanandka dambe, iyo kaalinta ay xisbiyada doorashooyinka Puntland ka dhacaya ku yeelan doonan guddiga doorashooyinka ee maamuli doona doorashada madaxweynaha.
Waxaan weli caddayn khilaafka keenay soo qabashada ragaas uu meesha ka baxay
Ad