Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye “Qoorqoor” ayaa kulan la qaatay Maamulka iyo Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo.
Madaxweyne Qoor qoor ayaa ayaa warbixin dhinacyo badan taabaneysa kaga dhageystay maamulka iyo masuuliyiinta Magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.
Kulankaan ayaa looga hadlay dardar galinta Howlaha shaqo ee Galmudug iyo sidii Loo sii xoojin lahaa.
Fadhigaan ayaa yimid ka dib markii dhawaan Galkacyo lagu dilay Wadaad caan ahaa ka dib markii Afduub Loo gaystay
Ad