Iyada oo Madaxtooyada Koongo ay xaqiijisay in Madaxweyne Farmaajo oo ka codsay in la dhax dhaxaadiyo dowladda iyo saamilayda siyaasadda, ayaa iyna war lagu qoray Twitterka Wasaaradd Arimaha dibadda lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo ku dhawaaqay in uu diyaar u yahay doorasho ku dhacda waqtigeeda loona dhanyahay.
Warka, ayaa lagu sheegay in lagu soo dhaweynaayo doorka fududayn ee Midowga Afrika.
Farmaajo iyo Uhuru Kenyata ayaa Lagu waday in ay wada Kulmaan Balse ma noqon inuu qabsoomo Kulanka.
Ad