Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay tilaabadii ay maanta qaadeen xildhibaanada muddo xileedkoodii dhamaaday.
Waxa ay sheegeen in xildhibaanada labada Gole ay doorteen Madaxweyne Farmaajo, islamarkaana haddii muddo kordhin la sameeyo loo sameyn karo si wadajir ah.
Ad