Home wararka Dalka Gudoomiyaha Aqalka sare oo Magacaabis sameeyay {Akhriso}

Gudoomiyaha Aqalka sare oo Magacaabis sameeyay {Akhriso}

0

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa dhameystiray maanta 8dii Xubnood ee Gudiga Degaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland), isagoo horena u magacaabay Afartii xubnood ee Heer Federal ee Doorashada iyo Khilaafaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here