Home galmudug Shir gaari oo ka dhacay Gobalka Mudug (SAWIRO)

Shir gaari oo ka dhacay Gobalka Mudug (SAWIRO)

0

Shil gaari ayaa Ka Dhacey Deegaan Lagu Magacaabo Indho Qaris oo u dhaw Deegaanka Docol ee Gobalka Mudug, waxaana dad ku dhaawacmay Shilkaas Loo qaadey Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug.

Gobalka Mudug waxaa inta badan ka dhaca Shilal kala duwan waxaana Loo aaneeyaa Burburka Wadooyinka iyo darawalada oo si Xad dhaaf ah u kaxeeya Gaadiidka

Maanta ayaa shil gaari waxuu asna ka dhacay Qeybo ka mid ah Gobalka Mudug kaas oo ka dhashay Gaari Tiijii ah oo Rogmaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here