Home Wararka Somaliya Galmudug Laba Musharax oo isku diiwaan galisay Kursiga HOP64 ee Galmudug (Sawiro)

Laba Musharax oo isku diiwaan galisay Kursiga HOP64 ee Galmudug (Sawiro)

0

Musharixiinta kursiga HOP#064 oo ka kooban 2 musharax oo guddiga doorashada Galmudug gudoonsiiyey shahaadada Murashaxnimo. Musharixiintaan oo kala ah;

1- Mohamed Ibrahim Cali (Mohamed Cajiib)
2- Cabdullahi Iimaan Afrax.

Kursiga HOP#064, waxaa sanadkaan Laga dhigay Rag maadaama afartii sano ee La so dhaafay uu Dumar Ku Fadhiyay

Ad
Previous articleSaadaq Joon oo qaatay Shahaada Musharaxnimada
Next articleSiyaasiyiin Kasoo Jeeda Baladwayne oo uu Ku jiro Wasiirka Arimaha Gudaha aya Kasoo horjeestay Ciidamadi lageyey Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here