Home jubaland Wasiir ka Tirsan Jubbaland oo isku day dil ka badbaaday.

Wasiir ka Tirsan Jubbaland oo isku day dil ka badbaaday.

0

Wasiirka Deegaanka iyo Dalxiiska Maamulka Jubaland Caydiid Saleebaan Xaashi ayaa ka bad-baaday isku day dil kadib markii xalay fiidkii Qarax miino loogu xiray gurigiisa oo ku yaala Magaalada Kismaayo

Weerarkaasii ayaa waxaa ku geeriyooday saddex askari oo ka mid ahaa ilaalada Wasiirka.

Wasiir Caydiid oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa sheegay inuu caafimaad qabo, islamarkaana oo aysan jirin wax dhib ah oo isaga kasoo gaaray weerarkaasi.

Wasiirka Waraysi uu siiyay VOA ku faah faahiyay Qaabka uu udhacay Weerarka Qaraxa ah ee ka dhacay Hooygiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here