Home puntland DEG-DEG: Dowlad Goboleedka Puntland oo xukun dil ah ku riday Rag kufsi...

DEG-DEG: Dowlad Goboleedka Puntland oo xukun dil ah ku riday Rag kufsi iyo dil ka geystay Boosaaso

0

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Gobolka Bari ayaa dil toogasho ah ku xukuntay labo nin oo ku eedaysnaa dilka Gabar yar oo Maydkeeda laga helay bishii hore bariga Boosaaso.

labadan nin ayaa lagu helay dilka iyo kufsiga Gabadhan ka dib baaritaan lagu sameeyay.

Dalka Soomaaliya dhawaanahan waxaa kusoo batay Kufsiga loo geysanaa dumar.

Ma ahan markii ugu horeesay ee Maamulka Puntland dil toogasho ku xakumo rag kufsi gaysta, waxaana horay loo toogtay ragii kufsiga u gaystay Caa,isho oo aheed gabadh da,deeda yareed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here