Home Wararka maanta Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Madaxda Xisbiyada Dalka

Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Madaxda Xisbiyada Dalka

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho ka deganyahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya HSM, halkaasoo uu kulan kula qaatay Madaxda Xisbiyada Dalka.

Kulankan ayaa looga hadllay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021, iyo
sidii loo dhammeytiri lahaa heshiiskii hannaanka doorashada ee lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb [3].

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here