Home wararka Dalka Akhriso Ajendaha looga hadlayo kulanka Barlamaanka Somaliya ee furmaya

Akhriso Ajendaha looga hadlayo kulanka Barlamaanka Somaliya ee furmaya

0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo taariikhduna ku beegan tahay 12/8/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka.

Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta 3-aad Hindise Sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed iyo Warbixinta Guddiga Dastuurka.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa lagu wargeliyay in berri uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here