Home Wararka Somaliya Galmudug Wafdi ka socda Galmudug oo gaaray Deegaanka Bohol ee Galgaduud (Sawiro)

Wafdi ka socda Galmudug oo gaaray Deegaanka Bohol ee Galgaduud (Sawiro)

0

Wafdi iskugu jira wasiiro,maamulka Gobolka Galgaduud,maamulka caasimada Galmudug iyo saraakiil ciidan oo hay’adaha amniga ah ayaa maanta gaaray deegaanka Bohol oo kamida deegaanada hoostaga Dhuusamareeb.

Wafdiga ayaa waxaa soo dhawayn heersare ah usameeyay dadka deegaanka oo qaybaha bulshada kakooban iyo maamulkooda.

Ujeedada madaxdan kasocota hay’adaha kaladuwan ee dowlada Galmudug ay utageen deegaanka Bohol ayaa ah ukuurgalida xaalada ay abaartu kuyeelatay deegaanka oo muddo fariisin u ahaa kooxdii Dhuusamareeb kusoo duushay iyo sidoo kale in dadka lagu wacyigaliyo lashaqaynta dowlada si loo helo deegaan nabdoon oo madaxda iyo hay’aduhuba tagi karaan iyadoona laxog waraystay dadka deegaanka oo baahiyo badan oo dhanka nolosha ah laga dhagaystay.

Ad
Previous articleTurkiga oo qabtay markab siday qamadi laga soo xaday Ukraine
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray Turkiga si weyna Loogu soo dhaweeyay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here