Madaxda maamulada Jubbaland iyo Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Garawe (Sawirro)

    0

    Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda Garoowe kusoo dhoweeyey wefti ay kala hogaaminayeen Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Galmudug  oo ka qayb-gelidoona Aaska Qaran ee Madaxweynihii hore ee Puntland Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi.

    Soo dhoweynta weftiga Madaxweynaha Jubbaland iyo Galmudug waxaa qayb ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Wikiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Ku-xigeenadiisa, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Isimo, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here