Home galmudug Sawiro Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Madaxdii hore ee Somaliya Xasan Shiikh...

Sawiro Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Madaxdii hore ee Somaliya Xasan Shiikh iyo Shiikh Shariif

0

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Ahmed iyo Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madasha Xisbiyada Qaran ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo galabta halkaas gaaray.

Kulanka oo ah mid gaar ah ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda Siyaasadeed, maareynta marxaladda kala guurka ee Dalka iyo dhaqan gelinta heshiiskii Dhuusamareeb.

Qoor-qoor ayaa Muqdisho yimid Isniintii maalin kaddib markii xilka laga riday Ra’iisul Wasaare Kheyre, waxaana uu tan iyo markii uu yimid uu waday kulamo kala duwan uu la qaatay Madaxweyne Farmaajo iyo Mas’uuliyiin kale.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here